Allah ha u naxariistee Mehekeedii oo la diyaar garoobayo ayeey maanta geeriyootay Faadumo Cismaan Aadan
Waxa maanta Meherkoodu ka dhici lahaa magaalada Hargaysa Khaalid Maxamauud Maxamed (Khaalid Maacir) iyo Faadumo Cismaan Aadan. inna lillahi wa inallah-e-raji’oon. Gabadhii mehekeedu dhici lahaa aya hadda geeriyootay.
Bahda Allsanaag waxaan waxay halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa Walaalkayo Khalid Maacir, Qoyskii iyo ehelkii ay marxuumaddu ka geeriyootay.
Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumadda , Eheladdi iyo Qaraabadii ay ka tegayna Samir iyo Iimaan uu Allahka siiyo. Aamiin
Gabarar Ugaandhiis oo ka mid ah dadka shaqaysta Sacudiga kuna sii jeeday dalkeeda ayaa fooshii qabsatay
Dr. Aisha Khatib, oo ah macalin jaamacadeed oo caafimaadka ka dhigta University of Toronto, ayaa markii diyaaraddii Qatar Airways ee ay ka raacday Doha oo ku sii jeeday Entabbe, waxay maqashay iyada oo la leeyahay diyaradda dhakhtar ma saaran yahay
Dakhtaraddu markii ay u soo dhaqaaqday dhinacii kursi lagu xoonsanaa, oo ay u malaynaysay in arin khatar ahi jirto sida qof wadnahu istagay ,ayaa indhaheedu axay qabteen qof Dumar ah oo Muraaydda daaqada cagaha u sii jeedisay kursigana madaxa saartay.
Waa hooyo ku jirtay todobakii 35aad ee uurkeeda oo fooli hayso.
Markiiba waxay ku dhaqaaday inay ka umiliso, waxaana gacan ku siiyey oo diyaaradda la saarnaa Kalkaaliso ah oncology( baratay ka hortaga daawaynta Kansarka) iyo Dhakhtar ah kuwa caruurta ( paediatrician), kana socday Doctors Without Borders (MSF). Markii Dhakhyaraddi dhabta u sartay hooyaddii oo u hanbalyeesay, waxa is qabsaday sacab dakii diyaaradda saarnaa.
Ilmihii dhashay ayaa waxa loo bixiyey Mucjisadii Caasho Miracle Aisha
Gabarar Ugaandhiis oo ka mid ah dadka shaqaysta Sacudiga kuna sii jeeday dalkeeda ayaa fooshii qabsatay
Dakhtaraddu markii ay u soo dhaqaaqday dhinaca kursi lagu xoonsanaa aayaa markii u qadatay in qof wadnuku istaagay
Cunuga, oo ka soo hor maray waqtigiisa
Is there a doctor on the plane? 🙋🏽♀️👩🏽⚕️Never thought I’d be delivering a baby on a flight! ✈️ @qatarairways Thanks to the airline crew who helped support the birth of this Miracle in the air! Mom and baby are doing well and healthy! #travelmedicinepic.twitter.com/4JuQWfsIDE
Qaar badan oo ka mid ah Soomaalida, gaar ahaana kuwo hoggaanka dalka horey u soo qabtay iyo qaar kaloo badan intaba ayaa u arka beesha caalamka wax weeyn iyo in ay dalka talladiisa wax ku leeyihiin. Hadaba dood arrintaas iyo arrimo kale lagu lafa guray ayaa waxaa marti ku ahaa Cali Maxamed Geedi iyo Faarax Macalin.
Wiilkeedii oo 13 jir ah oo uu ku dhacay cudurka Covidka, ayeey gaariga gadaaashiisa ku riday si uuna u qaadsiin xanuunka
Sarah Beam, oo 41 jir ah, kuna nool gobolka Texas ee dalka Maraykanka ayaa lagu eedeeyey inay khatar gelisay wiilkeeda oo ay ku riday gaariga yar dhiniciisa danbe, iyada oo ka cararaysa inuu xanuun qaadsiiyo
Hooyadan, ayaa bishan horaanteeda waxay soo istaagtay meel ka mid ah meelaha lagu baaro xanuunka Covidka
Eedaysanahan ayaa shaqaalihii goobta waxay u sheegtay inay halkan u timid in wiilkeeda baaritaan siyaado ah lagu sameeyo, waxayna sii raacisay intay soo socdeen in Wiilkeedu ku jiray gaariga gadaashiisa, oo ayna doonayn inuu xanuunja qaadsiiyo
Cisbitaalka Maryland, ayaa hadda iska difaacaya eed uga timid ninkii ay u geliyeeen Wadnaha Doofaarka, Waxa lagu eedeeyeyCisbitaalka in ninka ay wadnaha Doofaarka u gasheen uu yahay danbiile nin Tooreey la dhacay 34 sano ka hor, kaas oo noqday Curyaan.