6th February 2023  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Mehekeedii oo la diyaar garoobayo ayeey maanta geeriyootay Faadumo Cismaan Aadan

Waxa maanta Meherkoodu ka dhici lahaa magaalada Hargaysa Khaalid Maxamauud Maxamed (Khaalid Maacir) iyo Faadumo Cismaan Aadan. inna lillahi wa inallah-e-raji’oon. Gabadhii mehekeedu dhici lahaa aya hadda geeriyootay.

Bahda Allsanaag waxaan waxay halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa Walaalkayo Khalid Maacir, Qoyskii iyo ehelkii ay marxuumaddu ka geeriyootay.

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumadda , Eheladdi iyo Qaraabadii ay ka tegayna Samir iyo Iimaan  uu Allahka siiyo. Aamiin

Waxa

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*