Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

6th August 2026 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

6th August 2026 admin
Madaxwayne Denni ‘’Waxaan Farriintayda ugu danbaysa ku celinayaa, in dadka arrimahaas ku lugta leh ee gobollada kale ee Puntland jooga inta aan tallaabo laga qaadin in ay u degdegaan awaamiirta Dowladda

6th August 2026 admin
Sidee ninkan Soomaaliga ah ee la sheekeystay Garaadka Macmalka (AI) loo ogaaday inuu ku biirayo Daacish Nin Soomaali ah oo ku nool UK ayaa isku dayay inuu ku biiro kooxda Daacish ka dib markii uu wadahadal la yeeshay barnaamijka wada-sheekaysiga ee garaadka macmalka ah (AI chatbot), sida lagu sheegay maxkamad. Maxkamadda ayaa loo sheegay in […]

6th August 2026 admin
Maxaa dhacay markii Ilko jiir oo Jeneraal ah Dekedaha loo dhiibay oo qof alshabaab soo ahaan jirayna wasiirka Gaashaandhiga laga dhigay Dad waaweyn oo masuuliyiin ah ayaa nagu dhahay Qaraxii miyaa u xiisteen?

6th August 2026 admin
Golaha Mustaqbalka: “Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday wuxuu xiisad ka dhex abuuray Puntland & Galmudug.”

6th August 2026 admin
Kooxda Muqdisho ee waqtigooda dhamaaday iyo aabaha bililiqada Turkiga ayaa soo wada iibsaday 40 Markab ay ku bililiqaystaan kheyraadka Soomaaliya ee badda ku hoos jira "#Somalia and Turkey will jointly own 40 large fishing vessels. These vessels will harvest a substantial amount of #fish." — Ahmed Hassan Aden, Minister of Fisheries and the Blue #Economy […]

6th August 2026 admin
Turkiga oo ku dhawaaqday inay dalka keeni doonto Maraakiib Kaluumeysi. Safiirka Turkiga” 15-sano kahor way adkeyd in halkaan Shir lagu qabto Balse dhawaan ayaa Soomaaliya keeni doonnaa Maraakiib kaluumeysi”.







