Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2023  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

25th September 2023  admin  

Dhowaan markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliyeed Xasan Culusoow lagu sheegay in Soomalida ku nool wadamada deriska ah ay inoo egyihiin oo luqadda Af Soomaaliga ku hadla aanay heli karin dhlashada Soomaalinamada, ayaa in badan oo Soomaalida ka mid ah waxay sugayeen Jawaabta uu ka bixiyo RW Xamze oo isaga ruuxaddiisa Soomaalinimadiisa sida […]

25th September 2023  admin  

Maxaa kasoo baxay wahadalladii madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmay? Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Jeneraal Lloyd Austin ayaa dalka Jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka […]

25th September 2023  admin  

Muxuu yahay ninka ka tirsan Daacish ee gaajada ugu dhintay Puntland? Sida lagu daabacay barta Facebook ga ee ciidamada booliska Puntland, ninkaan ayaa lagu magacaabaa Mohamed Saalim Mohamed, kaas oo dhalo ahaan la sheegay inuu ka soo jeedo waddanka Yeman. Boolisku waxay sheegeen in ninkaan uu ka yimid goobaha ay ku dhuumaaleystaan xubnaha kooxda oo […]

25th September 2023  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo saxiixay Saddex Xeer Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta sixiixay Xeerar Saddex ah, kuwaa oo kala ah:- 1. Xeerka Hay’adda Waddooyinka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Jubbaland. 2. Xeerka Sharciga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah oo ay soo gudbisay Wasaarada Kalluumeysiga iyo […]

25th September 2023  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka hadlay horumarka dowladda Soomaaliya ay […]

25th September 2023  admin  

RW Xamse oo la kulmay Madaxweyne Biden iyo Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, Wasiirka arrimaha debedda ee Imaaraadka […]