Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th June 2026 admin
Garaad Jaamac oo sheegay in madaxda Soomaaliyeed ay gacan siinayaan Soomaaliya diidka

18th June 2026 admin
Adan Madoobe arintii Bililiqada Guriga wuxuu ku darsaday Khiyaano Qaran Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe, oo horay xoog uga haystay guri ay leeyihiin Qoys ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa hadda sida muuqata ku kacay khiyaano Qaran oo kula kacay Xildhibaanaddii dawladda Federaalka ee Qoyskan ku metelayey Baarlamaanka Soomaaliya/ Sida hadda soo caan […]

18th June 2026 admin
Sababta magaca madaxweyne Trump looga fujiyay xarun dhaqan oo caana ah oo Maraykanka ku taalla? Shaqaalaha ayaa billaabay inay ka fujiyaan magaca madaxweynaha Mareykanka Donald Trump afaafka hore ee xarunta Kennedy ee magaalada Washington, maalin ka hor waqtiga kama dambaysta ah ee ay maxkamadda u qabatay in meesha laga fujiyo. Magaca madaxweynaha ayaa lagu daray […]

18th June 2026 admin
Garsoore Cumar Cartan oo Soomaali ah oo lagu waday in uu noqdo garsoorihii ugu horeeyay ee ka socda dalkiisa ee dhex dhexaadiya fianaalka Koobka Adduunka ayaa loo diiday inuu galo dalka Mareykanka. Cartan oo ah garsooraha sanadka 2025 ee xiriirka kubadda cagta Afrika ayaa laga mamnuucay inuu dalka soo galo isaga oo ka dagay garoonka […]

18th June 2026 admin
Jaaliyadda Soomaalida Canada ee Toronto ayaa ka mudaaharaaday bannaanka qunsuliyadda Turkiga ee Toronto, iyagoo ku eedeeyay in hubka la siiyay dowladda Soomaaliya loo adeegsaday in lagu laayo shacabka rayidka ah iyo mas’uuliyiin mucaarad ah.







