Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th April 2025  admin  

Ceebta qabsatay kooxdoii reer Maakhir soo qoysataye yaa kuu xiiraya? Kooxdii reer Maakhir ee loo samaystay Burburka Puntland ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, oo ayna haba yaraatee wax soo dhowayn ah kala kulmin madaxdii Dhulbahante ee Khaatumo iyo kuwii Federaalka ee Xildhibaan Timacade hogaaminayey. Halka Siyaasiyiintii Hawiye iyo Dir ee Muqdisho ku yimid […]

20th April 2025  admin  

Maxaan ka ognahay faahfaahinta heshiiska baaritaanka shidaalka berriga ee Soomaaliya iyo Turkiga Turkiga iyo Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray baaritaanka shidaalka iyo gaaska ku jira berriga, kaasoo u damaand qaadaya hay’adda tamarta ee dawladda Turkigu maamusho inay hesho xuquuqda baaritaanka ee ay ku samaynayso seddex xirmo oo Soomaaliya ku yaalla sida ay saraakiil sheegeen Khamiistii. […]

20th April 2025  admin  

Gudoomiyaha Degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Haji Shanle oo ay wehelinayaan Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka iyo Masuuliyiin kale ayaa Daahfuray Barnaamijka iftiiminta iyo Nalaynta Bosaaso si kor loogu qaado bilic iyo Horumarka Magaalada.

20th April 2025  admin  

Fariinta Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ku dhawaaqista Shirweynaha Caafimaadka Puntland halku dhigiisu yahay Maalgashiga Caafimaadka oo Garowe ka dhici doona 21-22 Bisha April-2025

20th April 2025  admin  

DHISMAHA HAY’ADDA AQOONSIGA DADWEYNAHA PUNTLAND (PID). Boosaaso: 09 April 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 04 ee 9-Ka April 2025 kuna saabsan Dhismaha Hay’adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland (PID). Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland. Markuu arkay: Baahida loo qabo Dhismaha Hay’adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland. Markuu […]

20th April 2025  admin  

Nin tuugsada oo la yaqaano inuu tuugsado ayaa safiir laga dhigay…..