Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th July 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo kasoo talo bixiya dhacdadii ka dhacday Degmada Caabudwaaq ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

26th July 2024  admin  

Maxay ka dhigan yihiin go’aanadda ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee xakamaynta hubka? Golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen Muqdisho waay ka soo saareen awaamiir ka kooban dhowr qodob oo ay kaga hadleen xaaladda xamaynta hubka ee dalka ka dib dhacdadii Caabudwaaq ee hub ku rarnaa gawaari […]

26th July 2024  admin  

Wareysi: Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Maraykanka ayaa dhiirigeliyay “horumarka sii kordhaya” ee laga gaarayo dadaallada nabada iyo dib u heshiisiinta ee Itoobiya, 20 bilood ka dib xabbad joojintii ka hirgashay gobolka waqooyi ee Tigray, sida uu sheegay sarkaal sare oo Maraykan ah. Bishii November sannadkii 2022-kii, dawladda Itoobiya iyo hoggaamiyeyaasha […]

26th July 2024  admin  

Dalabkii Leyla-yar inta aysan ku geeriyoon Digfeer iyo mahadhadii uu ku reebay kalkaaliso Maraykan ah Lynn Matthews oo ah haweeney kalkaaliso caafimaad ah una dhalatay dalka Mareykanka, ayaa ka sheekaysay dhacdo aan qalbigeeda ka bixin oo ay Muqdisho kula kulntay 1992-dii, taasoo ahayd gabar yar oo 12 jir ahayd oo iyadoo xabad ku soo dhaawacantay […]

26th July 2024  admin  

Hubkii Sharci-darada Ahaa & Warmurtiyaadka Villa Somalia/Galmudug!

26th July 2024  admin  

Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.