Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th July 2024  admin  

26th July 2024  admin  

Maxaad ka taqaanaa 5 ta dal ee ay ku yaalaan masaajidda ugu badan caalamka? Inkasta oo masaajidadu yihiin meel ay ku cibaadaystaan dadka muslimiinta ah, hadana taariikhda Islaamka iyo waaqaca haatan lagu jiro labadaba, masaajidada ayaa ah meel ay danahooda ku qabsadaan bulshooyinka Islaamka. Kulamo, wacdi, yabooh dadka lagu caawiyo, la talin iyo waxbarasho ayaa […]

26th July 2024  admin  

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo laga Guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirennimo Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta oo Axad ah warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare. Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee Masar mudane Cali Cabdi Awaare […]

26th July 2024  admin  

Maydka xaaskeyga iyo hooyadeed oo dhaawac ah ayaan dul imid qofkii dilayna wuu baxsaday’ Nasteexo Nuur Dable iyo Hooyadeed Muslimo Macallin waxay u ahayd fiid ay ku cawaynayeen gurigooda oo ku yaalla degmada Kaaran ee gobolka Banaadir markii dhacdado argagaxa leh ay haleeshay xalay. Nin hubaysan ayaa sida ay noo sheegeen qarabadoodu, waxa uu gudaha […]

26th July 2024  admin  

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xal u helidda khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Puntland

26th July 2024  admin  

Egyptair oo billowday duulimaadyada Qaahira-Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho safarkii ugu horreeyay ku timid shirkadda diyaaradaha ee dalka Masar oo dhowr iyo soddon sano kadib billaabeysa duullimaad toos ah oo u dhexeeya Muqdisho iyo Qaahira. Diyaaradda ayaa maanta keentay wafti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibedda Masar iyo xubno dublimaasiyiin ah, haddaba duulimaadkaan muxuu Soomaaliya kusoo […]