Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th July 2024  admin  

“Isimada Isaaq oo sheegy in Somaliland ay Isaaqland tahay oo ay qaàti ka taagan yihiin kuwa la sheeganata Isaaqland oo aan Isaaq ahayn

26th July 2024  admin  

Naciima: Sida ay ugu suurtagashay in ay hesho aabaheed oo ay raadineysay 30-sano ka badan Nimca Maxamed Cabdi ayaa qoyska aabaheed dib ula midowday 33-sano kadib waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida, iyadoona muddo sodon sano ka badan baadigoobeysay qoyskeeda. Nimca Maxamed waxa ay siddeetameeyadii ku dhalatay magaalada […]

26th July 2024  admin  

Maxay tahay warka ay beenisay safaarada Maraykanka ee Soomaaliya eek u saabsan Itoobiya iyo Soomaliya Waxaa maalmihii ugu danbeeyey baraha bulshada ee Soomaalida si weyn ugu faafay sawir laga qaaday maqaal uu qoray wargayska ‘African Heral’ ee ka mida warbaahinta gudaha dalka Itoobiya. Xogta uu baahiyay wargeyskaan oo ay iska fogeysay dawladda Maraykanka ayaa waxa […]

26th July 2024  admin  

26th July 2024  admin  

26th July 2024  admin  

Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Toronto oo xalay furmay Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa xalay ka furmay cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lasoo qabanayay soddonkii sano ee u dambeeyay. Qaban qaabiyeyaasha ayaa ujeedka ugu weyn ku sheegay sidii dhallinyarada looga mashquulin lahaa inay ku dhacaan falalka aan wanaagsaneyn. Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji, ayaa furitaanka […]