Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th May 2024  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

20th May 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qorsheel iyo Xildhibaan Faysal Wahaabi. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali […]

20th May 2024  admin  

Warbaahinta rasmiga ah ee Iran ayaa ku warrantay in diyaarad helicopter ah oo uu la socday madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ay si degdeg ah u degtay Axadii, iyadoo aan faahfaahin laga bixin. Wakaalada wararka ee jamhuuriyada islaamiga ah ee Iran ayaa ku warrantay in xaaladaha cimilo xumo ay sii adkaynayso dadaalada samata bixinta. Wakaaladda wararka […]

20th May 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo ” QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA Qodobbada ka soo baxay shirka aan loo dhammayn ee Golaha Wadatashiga Qaran waxay sii kordhinayaan xiisadda siyaasadeed ee dalka, waxa ayna dhaawac […]

20th May 2024  admin  

Isma hurin karnoo hilbo wada dhashiyo iyo hayb quraynu nahay Harti nimaan aqoon ayaa yidhaa hadalka qaarkiis. Ninkii aniga iga maarmi kara uma muraad sheegto.👇 https://t.co/Ihll8CWnGy pic.twitter.com/DLAwCbZVTf — Mohamed Hassan (@Mohameddharoor) May 18, 2024

20th May 2024  admin  

Waxaan diyaar u nahay inaan si dhab ah u metelo dadweynaha nasoo doortay, marwalbana kajawaabno cabashadooda,” sidaa waxa yidhi Cabdirsaaq Axmed SiciidGuddoomiyaha Baarlamaanka

20th May 2024  admin  

Ciidamada PMPF, gaar ahaan cutubyada Badda oo gulufyo balaadhan oo isdaba jooga ka wada Badaha Puntland ayaa habeenimaddii xalay gacanta ku dhigay Hubsharcidaro ah, gaadiidkii wadey iyo 4 dambiile oo watey, kuwaas oo si dhuumaalaysi ah kusoo gelinaayey magaalada Boosaaso. Hubkan sharcidarada ah oo isugu jirey noocyada kala duwan ee hubka ayay ciidamadu dhammaantood gacanta […]