Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

12th June 2026 admin
Bahda Allsanaag Waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehellada, bahda Jaamacadda Ummadda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Eng. Axmed Barre Muuse, oo ahaa Injineerkii Guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

12th June 2026 admin
Dhalinyaraddii Daarood Jidadkeena Muqdisho ee Dabka iyio Maka al Mukarama ayeey taagan yihiin iyagoo shaq la’aani hayso Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cumar Cali Cabdi, oo ka soo jeeda beesha Duduble, Hawiye oo inta badan degaanada ay beeshiisu degto ee Degmada Ceel buur hoos tagaa ay alshabaab haystaan ayaa yidhi sidan “dhalinyaraddii reer Puntland ayaa […]

12th June 2026 admin
Biyo dhaca Lamadaya oo markii ugu horaysay dushiisa ay Kamaradi qabatay. Biyo dhacan ayaa ku yaal Buuraha barakaysan ee Calmadow degmada Laasqoray, gobolka Sanaag maamulka Puntland

12th June 2026 admin
Kenya oo dalkeeda ka mamnuucday Niikada dhowr iyo sodon jirsatay oo ay uga baqday dhaqan xumadaas in Dadkoodu qaataan Dowlada Kenya ayaa albaabada isugu dhufatay xafladd ay qabsanayeen Maamulka Somaliland taasi oo ay doonayeen in ay ku maamuusaan Waxa ay ugu yeeraan 18-ka May Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay qaar kamida dadkii […]

12th June 2026 admin
Degmada Buraan oo laga daahfuray Imtixaanka shahaadiga ah ee 2025/2026. Xildhibaan Mursal oo ka mid ah golaha wakiillada DPL oo ay weheliyaan gudoomiyaha degmada Buraan Eng, Jaamac Axmed Cabdi iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada ayaa si rasmi ah degmadaas uga daahfuray Imtixaanka shahaadiga ah ee 2025/2026.

12th June 2026 admin
Jaamacadda Harvard, oo ah Jamacadda aduunka ugu fiican ayaa maalintii ardadu qalin jabinaysay lagu furay aayadaha Quraanka ah ee surah Al-‘Alaq (96), A Harvard University student recited verses from the Holy Quran, Surah Al-‘Alaq (96), during a baccalaureate and university acceptance ceremony held as part of graduation week events.







