Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th April 2025 admin
Maamulka Degmada Badhan ayaa bulshada Deegaankq Caana-badan ee degmada Badhan kala wareegay Xoolo taakulo ah ay kaga qayb qaadanayaan Taakulada Ciidamada Difaaca puntland.

20th April 2025 admin
Faahfaahinta duqaymihii u dambeeyey ee Maraykanku ka gaystay buuraha Calmiskaad yada oo weli uu socdo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee Puntland ka waddo buuraha calmiskaad ee bariga Puntland ayaa waxaa sidoo kale kordhay duqaymaha dalalka shisheeye ay ka gaysanayaan halkaasi. Duqaymihii u dambeeyay ayaa khasaaro badan gaarsiiyay sida ay Puntland sheegtay kooxda daacish. […]

20th April 2025 admin
Ra’isul wasaare Xamze soo kii shalay maaha lahaa joojiya Tola’yeey Hoos ka daawo faraqa u dhaxeeya labada siyaasi ee ka soo kala jeeda beesha Daarood halka ay ka kala taagnaayeen Xorayntii Laascaanood.

20th April 2025 admin
Maxay tahay fadeexadda “Qatargate” ee loo xirxiray raggii la shaqaynayey Netanyahu Garsoorka Maxkamad ku taala Israa’iil ayaa saddex maalmood ku kordhisay sii xirnaanshaha labo ka mid ah la taliyayaasha ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Natenyahu, kuwaasi oo sugaya baaritaano dheeri ah oo booliska iyo kuwa laanta amniga ee loo yaqaan Shin Bet ay ku sameynayaan, iyaga […]

20th April 2025 admin
Booliska Soomaaliya oo xiray qaar kamid ah wariyayaasha Five Somali TV Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Afar kamid ah shaqaalaha TV-ga madaxa banaan ee 5 Somali TV, iyagoo laga kaxeystay xaruntooda oo ku taala degmada Hodan. Sida wararku tilmaamayaab, Saddex Wariye iyo hal Kaamiro Man ayaa laga kaxeystay xafiiska, waxaana hore loosii qaatay Computero […]

20th April 2025 admin
Madaxweyne kuxigeenka DPL Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa shacabka Garoowe kala qaybgalay isusoo bax lagu taageerayo ciidanka geesiyaasha ah ee Puntland oo lagu qabtay Garoonka Mire Awaare.