29th March 2024  admin  Category :

Cisbitaalka Maryland, ayaa hadda iska difaacaya eed uga timid ninkii ay u geliyeeen Wadnaha Doofaarka, Waxa lagu eedeeyeyCisbitaalka in ninka ay wadnaha Doofaarka u gasheen uu yahay danbiile nin Tooreey la dhacay 34 sano ka hor, kaas oo noqday Curyaan.

David Bennett oo jira 57 sano ayaa llagu xukmay 10 san0, hase yeeshee markuu lix sano dhamaystay la sii daayey 1994

Ciisbitaalku waxay yiraahdeen nin dhimanaya ayaan dawaynay waana ku khasbanahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*