Doraad Goodax, shalay Sanbalooshe maanta Cosoble. Waa siyaasiyiinta reer Hiiraan oo egaankoodu ahaa meeelihii oo ka dhacay xasuuqyddii ugu xumaa ee Isir nacaybka ee ka dhacay Soomaaliya 1991. Weli iyagii ayaa caraysan oo doonaya inay mid kale gaystan.
…Author Archives: admin
Wax ka ogoow malaayiin doolar oo Soomaaliya la siiyay ka dib dayntii dhawaan laga cafiyay
Wax ka ogoow malaayiin doolar oo Soomaaliya la siiyay ka dib dayntii dhawaan laga cafiyay
Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha (IFAD) kaas oo ay ku heli doonto lacag dhan $31.22 milyan oo doollarka oo …
Wad- Aadkani xagee jiray 30 sano
Waa in Madaxweynuhu Puntlnd xoog ku qabsadaa.
Sodonkii Sano ee Somaliland sheeganaysay dawladnimada ma jirin dawlad xiriir u goysay dalka Itoobiya, mana jirin sheekh reer Muqdisho ah oo yidhi xoog ha lagu soo celiyo.
Ca Waajis, oo ka mid ah …
Wasaarad aan jirin ayaa lagu abaa mariyey
Siyaasiyiintii Daarood ee la shaqaysan jiray ururka Damul jadiid ee ka shaqaynaya sidii ay Puntland u br burin lahaayeen ayaa maanta lagu abaal mariyey xilal la doonayo in hoowshii ay ku dhex jireen ay sii labi jibaaraan.
Gudoomiye ku xigeenka
…Faaqidaadda: Doodda ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya
Faaqidaadda: Doodda ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya,
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda iyo cabashada ka dhalatay arrintaas.
…Dilka hadal haynta ka dhaliyey Sweden ee wiilkan Soomaaliga ah loogu xiray, loona maxkamadaynayo
Dilka hadal haynta ka dhaliyey Sweden ee wiilkan Soomaaliga ah loogu xiray, loona maxkamadaynayo
Soomaalida dalka Sweden ayaa aad u hadal hayey dhacdo la xiriirta wiil Soomaaliyeed oo xaaskiisa oo uur lahayd ku dilay magaalada Örebro oo 100 mayl galbeed …
Shaqada Taliyaha Cusub ee NISA
” Waxaanuu aaminsanahay oo ka shaqaynayaa in nin Hawiye ah Madaxtooyda Fadhiyo
…One more reason Puntland decision is historic to leave the Ex Federal gov’t Somalia pic.twitter.com/iCBwA1O1Yx
— Galayr🐪 🇸🇴 🤝 🇺🇸 (@ina_galayr) April 4, 2024
WAR SAXAAFADEED
Go’aankii Xasan Sheekh iyo kooxdiis ay dstuurka ku bedeleen ma ahayn mid logu dneenayey umadda Soomaaliyeed
…
Turkey and Ethiopia have had close ties for many years: Somalia maritime deals may shift the dynamics
Published: April 3, 2024
Ethiopia and Turkey, which have had cordial ties since the early 20th century, have drawn even closer in recent years as both battle criticism from the west over domestic policies. But new developments are putting the …
Madaxweeynaha Miyaa la Casuumay Mise Cumro ayuu Aaday?
Sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya, Madaxweeynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa dalka Sacuudiga u tagey casuumaad uu ka helay dawladda Sacuudiga. Hase ahaatee, warkaas ay madaxtooyada sheegtay ee ah in madaxweeynaha ay casuuntay dawladda Sacuudiga ayaa ah …