2nd May 2024  admin  Category :

Faaqidaadda: Doodda ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya,

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda iyo cabashada ka dhalatay arrintaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*