29th April 2024  admin  Category :

Waa in Madaxweynuhu Puntlnd xoog ku qabsadaa.

Sodonkii Sano ee Somaliland sheeganaysay dawladnimada ma jirin dawlad xiriir u goysay dalka Itoobiya, mana jirin sheekh reer Muqdisho ah oo yidhi xoog ha lagu soo celiyo.

Ca Waajis, oo ka mid ah Culimada Beelaha Hawiye, kana soo jeeda beesha Madaxweynaha Soomaaliya ee dagalka kula jira maamulk Puntland, oo aan sodon sano laga maqal isaga oo leh Somaliland ha la weeraro ayaa hadda ciidankan badan ee Muqdisho ku sugan ee halka beel ka soo wada jeeda wuxuu leeyahay ha lagu weeraro Puntland .

Marka dhiigii hore ee qabyaladd loo daadiyey aan cidna lagula xisaabtmin maxaa diidaya inuu hororku u hamuun qabo md kale oo ay daadiyaan.

Marka uu madaxweyne Daarood joogo wxay ku doodaan shareecada Islaamka dalka ha lagu hogaamiye, hase ahaatee marka uu madaxweyne Hawiye joogo, Masaajidka dhexdiisa ayu ka sheegan inuu Dastuur dalka ku hogaaminayo culimada Muqdishina waa ku taageeraan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*