
21st January 2026 admin Category :
Doraad Goodax, shalay Sanbalooshe maanta Cosoble. Waa siyaasiyiinta reer Hiiraan oo egaankoodu ahaa meeelihii oo ka dhacay xasuuqyddii ugu xumaa ee Isir nacaybka ee ka dhacay Soomaaliya 1991. Weli iyagii ayaa caraysan oo doonaya inay mid kale gaystan.







