Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th March 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii, eheladii, Asxaabtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Weris Cawad oo maanta ku geeriyootay magaalada Buraan Marxuumad Weris Cawad , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii …

18th March 2025 admin
Deni iyo Saiydka oo Albaab Cusub u furay Soomaalida, Shirkii Dhowaan lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda gobolka Galguduud, oo ayna ka soo soo qayb gelin maamulada Jubbaland iyo Puntland, ayaa Soomaalida qaarkeed waxay u arkayeen in labdaas maamul ay …

18th March 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii, eheladii, Asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Marxuum Mohamud Jibriiil Yussuf Samatar (Mahamud Aw aduur) oo maanta ku geeriyooday dalka Malaysiya Marxuum Mohamud Jibriiil Yussuf Samatar …

18th March 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo oo la soo ogaaday inuu Xisbiga republicanka ee magaalada Buffalo ka tirsanaa oo u codayn jiray, qaaraankana la bixin jiray Waa xisbiga Donald Trump. Donald Trump oo Farmaajo ka wada tirsan yihiin Xisbiga republicanka, ayaa July 2019 isaga oo …