26th July 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii, Asxaabtii   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Mohamud Jibriiil Yussuf Samatar (Mahamud Aw aduur) oo maanta ku geeriyooday dalka Malaysiya

Marxuum Mohamud Jibriiil Yussuf Samatar (Mahamud Aw Caduur)   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*