13th May 2024  admin  Category :

Maxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qaabilay Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha ka ah, Siyaasiyiin, Waxgarad iyo marti Sharaf kale .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*