Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Siyaasiyiinta Isaaq oo sheegay in Farmaajo been u sheegayo shacabkiisa oo loo wada hadlay laba dal. Raalina uu ka ahaa in loo wada hadlo labo dal Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda SNM Liibaan Yuusuf Cismaan oo u waramay TV-ga Horn …

19th May 2024  admin  

Beesha Caalamka oo ku baaqday in si degdeg ah loo qabto shirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay soo jeedintii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa inay shir isugu yimaadaan dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyadoo …

19th May 2024  admin  

Reer Buuhoodle oo ka hor yimid shirkii Adna ,Saleebaan Gaal iyo Farmaajo Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle waxaa ka dhacay isku soobax balaadhan oo shirkaasi lagu diidan yahay, …

19th May 2024  admin  

Mowqifkii adkaa ee Madaxweyne Deni qaatay ayaa hadda Farmaajo hoos fariistay isaga oo gacmaha kor u taagaya u aqoonsaday in Sayid Axmed yahay madaxweynaha Jubbaland, siina noqon doona madaxweynaha Jubbland marka uu Boorsadiisa ka qaato Villa Wardhiigleey. Bahdil ka weyn …