
26th May 2022 admin Category :
Mowqifkii adkaa ee Madaxweyne Deni qaatay ayaa hadda Farmaajo hoos fariistay isaga oo gacmaha kor u taagaya u aqoonsaday in Sayid Axmed yahay madaxweynaha Jubbaland, siina noqon doona madaxweynaha Jubbland marka uu Boorsadiisa ka qaato Villa Wardhiigleey.
Bahdil ka weyn ma jiro Farmaajo oo Xilka laga qaaday Sayidkuna sii yahay madaxweynaha Jubbaland ama Soomaaliya

Jubba-laand waa meeshi ey kabilaabatay jabki Xasan shiiq. Haddane waxaa markale kabilaabatay jabki FARMAAJO, waana tii uu ku bixilahaa waa farmaajee oo, uu boorsadiise uga qaadan lahaa villa wardhiigley inshaa’alaah.