18th April 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta Isaaq oo sheegay in Farmaajo been u sheegayo shacabkiisa oo loo wada hadlay laba dal. Raalina uu ka ahaa in loo wada hadlo labo dal

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda SNM Liibaan Yuusuf Cismaan oo u waramay TV-ga Horn Cable ayaa sheegay sidan ” in wadahadallada ka dhacay dalka Jabuuti ay Somaliland u ahaayeen fursad dahabi ah, isla markaana ay suurta galeen shuruudihii ay wadatay Somaliland ee ahaa in laba dal loo wadahadlo iyo madal furan oo beesha caalamku goobjoog ka tahay lagu wadahadlo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*