Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

6th May 2024  admin  

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland ayaa ka horyimid maqaamka Gobolka Banaadir ee ay ansixiyeen Baarlamaanka DFS. …

6th May 2024  admin  

Xildhibaano ka horyimid metelaada Aqalka Sare ee gobolka Banaadir Illaa 72 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka soo horjeestey Metelaada Aqalka Sare oo uu maanta ansixiyay Baarlamaanka Federalka. Qoraal ay ku saxiixan yihiin xildhibaanadan oo ka soo jeeda …

6th May 2024  admin  

Beesha Daarood dalka miyeey ka guureen? mise SNM iyo USC ayaa hadda ogaaday inay ku adkaadeen dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya. Maanta gudaha Soomaaliya saddex doodood ayaa ka socota , oo aad loo hadal hayaa. Doodda kowaad, waxa wata beesha Isaaq …

6th May 2024  admin  

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntlnd Cabdirashiid Yusuf jiriil ayaa baaq u diray beelaha ku dagaalamay degaanka Cowsane Ee Gobolka Sanaag. BAAQ-NABDDEED “Waxaan ugu baaqayaa Beelaha Walaalaha ah ee Ku dagaalamay maanta Deegaanka Cawsane ee Gobolka Sanaag in ay si deg-deg ah …