26th July 2024 admin Category :
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntlnd Cabdirashiid Yusuf jiriil ayaa baaq u diray beelaha ku dagaalamay degaanka Cowsane Ee Gobolka Sanaag.
BAAQ-NABDDEED
“Waxaan ugu baaqayaa Beelaha Walaalaha ah ee Ku dagaalamay maanta Deegaanka Cawsane ee Gobolka Sanaag in ay si deg-deg ah u joojiyaan colaadda macno darrada ah ee ku dhexmartay deegaanka.”
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/06/106032635_10157338302667967_1109605195217526609_n.jpg)