Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta/Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda. Waxaa isla wareegto kale loogu magacaabay …

19th May 2024  admin  

Wafdi uu hoggaaminaayo safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya oo soo gaaray magaalada Kismaayo …

19th May 2024  admin  

Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada Hoose dadka u haysey. “Waan la socdaa inay jiraan dad kicinaya bulshada oo …

19th May 2024  admin  

The Issue of Human Rights Violation in the Dialogue between Somalia and Self-declared Somaliland The Isaaq clan of the self-declared Somaliland is, like the other Somali clans, a divided clan that is composed of fractious and competing sub-clans. What binds …