26th April 2024  admin  Category :

Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada Hoose dadka u haysey.

“Waan la socdaa inay jiraan dad kicinaya bulshada oo xog aan sax ahayn dadka u gudbinaya , waxaan rabnaa dadka Afka Xoog layaasha ah ee sida khaldan warka u dhigaya inay ka waan toobaan oo dadka lagu kicin waxaan jirin.” ayuu yiri wasiirku.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*