Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Xildhibaanka Aqalka sare ee beesha Warsangeli ayaa horay u sheegtay in M. Farmaajo uu dagaal kula jiro beesheeda. Dhowaan ayeey ahayd markii Odayaal ka so jeeda beesha Warsangeli ay u tageen madaxweyne Farmaajo, iyaga oo doonayey in saamigii ay ku …

19th May 2024  admin  

BOOSAASO OO LOO QEYBIYAY AFAR XAAFADOOD Degmada Boosaaso ayaa maanta oo Sabti ah laga daahfuray barnaamij loogu magacdaray maamul daadejin oo magaalada loogu qeybiyay Afar xaafadood oo waaweyn. Furitaanka barnaamijkan, waxaa ka qeybgalay wasiiro ka tirsan Puntland, maamulka gobalka Bari, …

19th May 2024  admin  

Qorshaha Irir Samaale kaga faa,iidaysanayaan Farmaajo oo rajo beel ah aadna ugu caraysan maamulka Puntland Waxaa soo shaac baxaya qorshe in muddo ah la qarinayey oo u ku saabsan midoow ku sheeg cusub oo dhex maraya Soomaaliya iyo beesha Isaaq …

19th May 2024  admin  

Aqalka Sare oo go’aano ka soo saaray Wadada loo marayo qabashada doorasho heshiis lagu yahay Aqalka Saree ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ay kulmaan ka hor 25-ka bisha, si ay uga wada …