Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

7th May 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha. Garoowe: 04 June 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.45 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha. Madaxweynaha Dowladda Puntland…

7th May 2024  admin  

Khayre oo la yimid dhaqan ka gedisan kan Keligii Talisnimada ah ee Mdaxweyne Farmaajo la gabanayo Xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegtay inay qasab tahay in dowlad goboleedyada dalka lagala tashado qabashada doorashooyinka la filayo inay …

7th May 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka baarlamaanka iyo hoggaanka dhaqanka Puntland. Kulanka waxaa looga hadlay midnimada iyo wadajirka Puntland, waxaana lagu guuleystay …

7th May 2024  admin  

Xukuumadda Oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisul Wasaaraha Ee Doorashada Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa in Xukuumaddu si buuxda uga shaqayso hirgalinta …