Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Wafti uu hogaaminayo Wasiiru-dawlaha wasaaradda Deegaanka ahna siihayaha Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada Mudane, Cabdirashiid Cali Geelle oo ay kamidyihiin wasiir kuxigeenka Wasaarada Marwo. Seynab Ismaaciil Maxamed iyo agaasimaha Guud Cabdicasiis Nuur Cilmi “Koor” ayaa kormeer kusamaysay howlgalka xakamaynta …

19th May 2024  admin  

Agaasimayaasha guud ee Cafimaadka, Qorshaynta iyo Batroolka iyo khayraadka dabiciga ah waa sadexdii xil ee ugu danbeeyey ee madaxweyne Farmaajo magcaabo. Wuxuuna u magcaabay beeshiisa. Waana saamigii beesha Daarood ee dawladda Soomaaliya Labadii sano ee ugu danbeeyey ayaa Odayaal ka …

19th May 2024  admin  

Maqaamka Gobolka Banaadir Maahan In madaxweyne Farmaajo hadda Olole doorasho Ku galo , sidaas waxa yidhi siyaasiga kuesiga kula taetamaya madaxweyne Farmaajo …

19th May 2024  admin  

Xikmaddii Xaaji Cawad Cismaan ee ahayd ” Allah qabyaaladdu kululaa” oo madaxda SNM bililiqaysteen Allah ha u naxariisto Xaaji Cawad Cismaan, burburka ka hor, waxa uu ahaa ganacsade ay xaruntiisu ahayd magaalada Hargaysa ee gobolka waqooyi galbeed, Wuxuu lahaa Basaskii …