27th April 2024  admin  Category :

Agaasimayaasha guud ee Cafimaadka, Qorshaynta iyo Batroolka iyo khayraadka dabiciga ah waa sadexdii xil ee ugu danbeeyey ee madaxweyne Farmaajo magcaabo. Wuxuuna u magcaabay beeshiisa. Waana saamigii beesha Daarood ee dawladda Soomaaliya

Labadii sano ee ugu danbeeyey ayaa Odayaal ka soo jeeda gobolka Sanaag, marar kala duwan u tageen madxaweyne Farmaajo, si ay u ogaadaan sababta keentay in saamigii beesha Daarood ku lahayeen dawladda federaalka in laga cunaqabateeyo haddii ay noqon lahayd, agaasimayaasha, deeqaha caalamka, Safiirada iyo taliyaasha ciidamada.

Madaxweyne Farmaajo, odayaasha u tegayey mar walba wuxuu lahaa Safiir ayaan idiin magcaabayaaye yaan idiin ka dhigaa. Marka magaca loo sheego qaar wuxuu laha Puntland ayeey u soo shaqayn jireen , qaarna si ay ka tahayba wuxuu lahaa waa Majeerteen

Waa kuwan safiiraddii ay saamiga beesha Daarood h heleen.

1. Wasiirka Arrimaha Dibadda – Majeerteen – Daarood
2. Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ogaadeen Daarood.
3. Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda – Dhulbahante Daarood.
4)Safiirka Safaaradda UAE = Mareexaan – Daarood
5) Qunsuliyadda UAE= Ortable – Daarood
6) Safiirka Safaaradda Sucuudiga = Leelkase – Daarood
7) Qunsuliyada Sucuudiga Jeddah= Dhulbahante – Daarood
8 Safiirka Safaarada Qadar= Mareexaan – Daarood
9) Qunsulka safaaradda Qadar = Ogaadeen – Daarood
10) Safiirka Safaaradda Kuweit= Mareexaan – Daarood
11) Safiirka Safaaradda Turkey= Dhulbahante – Daarood
12) Safiirka Safaaradda Masar = Ogaadeen – Daarood
13) Safiirka Safaaradda Ingonesia ogaaden- Daarood
14) Safiirka Safaaradda Tanzania Wabeeneye – Darood
15) Safiirka Safaaradda Burundi Majeerteen – Daarood
16) Safaaradda Ugandha Majeeteen – Daarood
17) Safiirka Safaaradda Zambia Dhulbahante – Daarood
18) Qunsuliyadda Australia – Majeerteen – Daarood
19) Safiirka Safaaradda Cummaan Mareexaan – Daarood
20) Qunsulka guud Washington Warsangeli – Daarood
21) Qunsulka Safaaradda Paris – Majeerteen – Daarood
22) Qunsulka Safaaradda Suudaan Mareexaan – Daarood
23)
24) Qunsulka China – Dhulbahante – Daarood.
25) Safiirka Safaarada dalka Mareykanka = Mareexaan – Daarood……
26) Safiirka Safaaradda Dalka Ethopia =Dhulbahante-Daarood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*