Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

8th May 2024  admin  

Akhriso: 5 arimood oo caddeyn u ah in KHEYRE iyo Farmaajo aysan isku mowqif ka ahayn hadalkii ra’iisul wasaaraha 1 – Kheyre kolkii uu hadlayey waxaa ka muuqday hadalkiisa go’aan ah in doorasho la qabto noocii ay doonto ha noqotee …

8th May 2024  admin  

Maalmo ka dib markii gobolka Sanaag iyo Sool lagu sheegay in lagu muran san yahay ayaa gobolka Banaadir la siiyey Todoba Xildhibaan Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta soo gabayabeeyay howshooda,iyadoo warbixinta ku saabsan Afarta …

8th May 2024  admin  

Waxaan halkan ugu mahad celnaynaa dhamaan Umaddii Muslimiinta ahayd, ee tirada badnayd ee u soo tacsiyadeesay una ducaysay Qoyska reer Uurcad, Allah raali ha ka noqdee dhamaantood iyo intii ka soo qayb gashay Aaskii Allah u naxariistee Xaaji Cabdulaahi Ibrahim …

8th May 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo maanta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey. …