18th April 2024  admin  Category :

Waxaan halkan ugu mahad celnaynaa dhamaan Umaddii Muslimiinta ahayd, ee tirada badnayd ee u soo tacsiyadeesay una ducaysay Qoyska reer Uurcad, Allah raali ha ka noqdee dhamaantood iyo intii ka soo qayb gashay Aaskii Allah u naxariistee Xaaji Cabdulaahi Ibrahim Ismaaciil (Cabdulaahi Uurcad) oo galabta oo Arbaca ah, May 27, 2020 lagu aasay xabaalaha Handsworth, Birmingham , United Kingdom

Image may contain: one or more people, people standing and shoes

ALLSANAAG.COM, NEWS@ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*