Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

30th April 2024  admin  

AWOODAHA IYO MAS’UULIYADAHA MADAXWEYNAHA 1. Madaxweynuhu waa madaxa Dawladda (Head of State) iyo madaxa Golaha Fulinta. Madaxweynuhu waa astaanta midnimada dadka reer puntland. 2. Madaxweynuhu wuxuu ka mas’uul yahay difaaca diinta Islaamka, Dastuurka iyo Shuruucda dalka. 3. Madaxweynuhu waa Taliyaha …

30th April 2024  admin  

Suldan Siciid Suldan Cabdisalaan Suldan Maxamud Garaad Cali shire ayaa Hanplyo Diray Dhamaan umada Islaamka Meelkastoo Ay Aduun Weynaha Kajogaan Waxana Uyiri Hanplyo Illhy Ciidan Cideeda Cafimaad iyo Nabad Gelyo Haynaku Gaadhsiyo Amiin …

30th April 2024  admin  

Yaxaaskani wuxuu ka badbaaday dagaalkii labaad aduunka shalay ayuu dhintay Xamaaratadan lagu magcaabi jiray Saturn, wax yar ka dib dhalashadiisii Maraykanka , ayaa sanadkii 1936 hadyad loo siiyey xerada Xayawaanka ee Berlin. Wuxuu ka cararay beertii uu ku jiray ama …

30th April 2024  admin  

Xildhibaan sheegay in Siyasiyiinta Hawiye iyaga laysu isticmaalo, eedayna u soo jeediyey Salaad Cali Jeele oo taageera dawladda Umadda ka wada dhaxaysa . Sidoo kale Kursigii Xildhibaan Fiqi dhowaan ka tegay, ka dib markii loo magcaabay wasiirka amniga Galmudug, ayaa …