29th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan sheegay in Siyasiyiinta Hawiye iyaga laysu isticmaalo, eedayna u soo jeediyey Salaad Cali Jeele oo taageera dawladda Umadda ka wada dhaxaysa . Sidoo kale Kursigii Xildhibaan Fiqi dhowaan ka tegay, ka dib markii loo magcaabay wasiirka amniga Galmudug, ayaa hadda loo magcaabay Ina Adeerkii Cabdiraxmaan Odowaa oo ay ka wada tirsan yihiin Boqortooyada Mooryaanta

Xildhibaan C/raxman Odowaa ayaa loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UPD, xilkaasoo uu horay u hayay Axmed Macalin Fiqi oo dhowaan loo magacaabay Wasiirka Amniga Galmudug.

Magacaabidan ayaa ka dhigan in Xildhibaan Odawaa uu toos u noqonayo Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*