Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

30th April 2024  admin  

Wasiirkii Hore Ee Amniga Puntland, Ahna La Taliyaha Arrimaha Amniga Ee Md Dowladda Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan oo Booqasho Ku Tegey Deg. Buraan Ee Gobolka Haylaan, Halkaasoo Uu Kala Kulmay Soo Dhowayn Diirran oo Si Heer Sare Ah loosoo …

30th April 2024  admin  

Caruurta Muqdisho iyo sida loogu diyaar gareeyo Maleeshiyadka Berito sidii YAlAXOW IYO MAHAD SALAD. Boqolaal Ciyaal ah oo ku ciidaya Qoyaha noocyadooda kala duwan oo caagaa ah waxa keenaya waa Bulshada ay ku dhex nool yihiin oo Qalinkii ka doortay …

30th April 2024  admin  

M/kuxigeenkii hore ee Galmudug oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS. https://allsanaag.com/madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-waa-maxay-shaqadiisu/ …

30th April 2024  admin  

Soomaaliya oo Qatar kala wareegtay agab loogu talagalay ka hortaga covid-19 Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay uga mahadcelinaysaa Dowladda aynu walaalaha nahay ee Qatar deeq agabka caafimaad ee loogu talogalay ka hortagga iyo xakamaynta xanuunka safmarka ah ee Karoona …