Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

30th April 2024  admin  

Gabadhan Warsangeli ee la socotay  Qoyskeeda , sawirkan markii ay galaysay sanakii  1846 kuma ayna   cusbayn sawiradu,  sababtoo ah marka sawirka laga qaadayo dalka dibaddiisa ayeey u sii socotay oo Doon ayeey dul saarnayd . Gumaystaha reer Yurubna  weli ma qabsan shirkii Baarlin …

30th April 2024  admin  

Guddiga Wadajirka ee dhameystirka sharciga doorashooyinka oo muddo hal isbuuc loo qabtay Guddiga wadajirka Baarlamaanka ee dhameystirka habraacyada sharciga doorashooyinka ayaa shalay warbixin ka siiyay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka howlihii guddiga u qabsoomay. Ibraahim Isaaq Yarow oo ah …

30th April 2024  admin  

Tirada dadka uu soo ritey Coronavirus magaalada Muqdisho oo korortay Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo 1 bukaan …

30th April 2024  admin  

Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdirixmaan Dhabancad iyo guddiga amniga gobolka Mudug ayaa ka warbiyay qasaarihii ka dhashay qarax ay kooxaha argagixisadu la beegsadeen xarunta maamulka gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo …