Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2024  admin  

Wasiirka caafimaadka dawladda Puntland Dr Jaamac Faarax Xassan oo ay weheliyaan weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan golayaasha dawladda Puntland ayaa Garowe kusagoontiyay qalab caafimaad oo loogu talagalay xarunta karantiilka Coronavirus ee gobolka Cayn. …

17th May 2024  admin  

Fahad iyo Qatar oo Hargaysa soo gaadhsiisey Agab Caafimaad …

17th May 2024  admin  

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa markii ugu horeysay si faahfaahsan uga hadlay shakhsiyaad loo xiray musuq-maasuq kasoo billowday wasaaradda caafimaadka, balse ku baahay wasaarado kale. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud  ayaa sheegay isagoo kaashanayo …

17th May 2024  admin  

Wasiirka amniga dawladda Puntland Cabdi Samad Maxamed Gallan ayaa ka qaybgalay shirka gudiga amniga Gobolka Bari oo lagu qabtay degmada Carmo waxaana laga soo saaray qodobo …