26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka caafimaadka dawladda Puntland Dr Jaamac Faarax Xassan oo ay weheliyaan weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan golayaasha dawladda Puntland ayaa Garowe ku
sagoontiyay qalab caafimaad oo loogu talagalay xarunta karantiilka Coronavirus ee gobolka Cayn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*