18th June 2026 admin Category :
Dawladda Puntland oo howl geliyey Diyaaradihii ayaxa buufinayey, Diyaaradihii oo shalay yimi Garoowe, ayaa maanta Ayaxa ka buufinaya degaano kamid ah gobalka Nugaal