29th March 2024  admin  Category :

Covid 19 Waxaa ka Mudan Inan Awoodeena Tusno Daarood”

Horjoogaha maamulka SNM Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Duleedka magaalada Hargaysa ,kusoo Bandhigay Qaar lamid Ah maleeshiyaadka maamulkiisa,

Dhootuskan iyo isku soo baxan uu ku sameeyay Ciidankiisa Muuse Bixii ayuu uga Danlaha inuu tuso awoodiisa Beesha Daarood Gaar ahaan Puntland iyo Xukumada uu hogaamiyo Farmaajo ay u yaqaanin FAQASHtiTII oo soo laabatay

Muuse Biixi ayaa Boqolaal Ciidan Ah isugu keenay Hal Goob Xili caalamku kala eryaayo dadka lana diiday in Wax ka badan 3 qof hal goob isugu yimaadan.

Caadifada iyo qabyaaladda Muuse Ka buuxda waxay ka xoog badatay Halista Covid 19 .

Beesha Isaaq iyo Itoobiya waa saaxiibo, cadowga ay sheegayaan waa Beesha Daarood oo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed .

Kaarayashu, waa kuwii dawladdii Siyaad Bare ka tagtay oo la buufiyey Taayirada dhagxaan ayaa wada celinaya, oo ma laha Break lagu celiyo . laakiin weli waxay aamnisan yihiin inay cid ku cabsi gelin karaan

Image may contain: one or more people and people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*