26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo maanta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey.

Image may contain: one or more people, people standing, suit and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*