28th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan Xidig ” waxan dacwada ka gudbinaynaa Amb. Francisco Madiera’

Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid aadan iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig Saxaafada la hadlay ayaa si adag u cambaareeyay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, kaas oo Gaf u gaystay mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed ee Ree Jubbaland isagoo hadlayay shirka golaha Amniga Qaramada Midoobay.

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*