29th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka baarlamaanka iyo hoggaanka dhaqanka Puntland. Kulanka waxaa looga hadlay midnimada iyo wadajirka Puntland, waxaana lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaanta maamul iyo shaqo ee u dhexeysay madaxda sare ee Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*