1st May 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii, Asxaabtii   iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee  Weris Cawad oo maanta ku geeriyootay magaalada Buraan

Marxuumad  Weris Cawad   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana  midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna uu Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*