Category Archives: ISAQLAND

28th March 2024  admin  Category :

Wasiirka gaashaandhiga SNM shaqadiisu ma inuu Tuugta gawaarida ka  soo dhacda Puntland ku   soo dhoweeyaa  Burco iyo Hargaysaa ? . Sawiraddii  madaxda SNM ay  ku wada galeen Dubai Isaaq ayeey wada ahaayeen . Saldhiga Berbera oo ay Imaaraadka siiyeen  oo …

28th March 2024  admin  Category :

Aamino Weis iyo Siilaanyo oo Dekeddii Berbera ku bedeshay guri leh Berkedda lagu dabaasho

DP World, ayaa Aamino Weris iyo Siilaanyo  guri uga dhistay  Jameira, Dubai

Gurigaas oo  ka kooban :7 qol oo la seexdo, ,4 Fadhi ,2 Madbakh ,2 …

28th March 2024  admin  Category :

Reer Koonfureedku Talyaaniga Adoon AYEEY  u ahaayeen ” Aanagu Ingiriisku waa na jeclaa”  Xaaji Cabdi Waraabe iyo Dheeg ayaa noo sheegay

HAWIYE DOONI MAAYO XASUUSTII IGAMA GUURIN

28th March 2024  admin  Category :

Daawo Xildhibaanada  aqalka sare ee ka soo jeeda beesha Isaaq oo u doodaya heshiiska xaaraanta ah

https://youtu.be/pDOxSB1Iby8

 

Sawirka Muna Cumar Xasan SNTV.

Labadan Xildhibaan, sanad ka hor maqaal aanu ka qornay

https://allsanaag.com/farmaajo-waa-faqash-biixina-waa-mujaahid/

https://allsanaag.com/khiyaano-qaran/…

28th March 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa ayaa soo abaabulay bannaan bax ay ku taageerayaan heshiiska DP World. Bannaanbaxyadan  ayaa waxaa la isugu keenay carruurtii iskuulada iyo malcamadaha quraanka, raga iyo dumarka qaaqlayaasha ah sida aad ka arki kareeysaan muuqaalada hoose.

Allsanaag.com…

28th March 2024  admin  Category :

Sawirka maanta nimankii Muuse Biixi  Hadaaftimo keenay  oo   Hargaysa ka heesaya. Nimankii Muuse Biixi keenay Hadaaftimo oo Kaaraha SNM saarnaa,  maanta Hargaysa ayaa  looga tegay matkii laga helay danihii laga lahaa, mid ka mid ahna xil looma magcaabin

28th March 2024  admin  Category :

Midgaanka ha baryinina, geedka daanyeerka u eg ka saara meesha, Waan ku toogan doonaa” Afahayeenka beeLaha   Isaaq Faysal Cali Waraabe oo mar kale beel Soomaaliyeed afkagaadeenaya

Xildhibaanku wuxuu diiday heshiiska Dekeda Berbera.

Sanweynta Kaarayasha lagu ilaalinayo

28th March 2024  admin  Category :

Hoos ka dhegayso aflagaadadii afhayeenka maamulka  SNM Faysal Waraabe  uu ku yidhi wasiirka Soomaaliyeed waa Baantuu xun kama hadli karo dekedda Berbera

Codka Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac

Codka afhayeenka beelaha

28th March 2024  admin  Category :

Waa wada Isaaaq.  Sagaalka  xil uu magcaabay  sadex waa  Habar awal , sadex Habar jeclo ah, mid waa Habr yoonis ah, iyo mid Samaroon ah oo lagu qurxiyey. Ina Cali Koore iyo Marabida kale  waa niman la rabaystay oo  iyagu …

28th March 2024  admin  Category :

 

Maareeye iyo madaxda beesha  Isaaq ee Muqdisho joogtaa sanad ka hor waxay ku hanjabeen inay SNM ku biirayaan haddaan xildhibaanada aqalka sare ee ka imanaya gobolka Sanaag aan la wada  siin beesha Isaaq oo qura. Beelaha Hawiye iyo Digil …

28th March 2024  admin  Category :

Beesha Dirta waqooyi  ee Isaaq.  Ciise iyo Gudabiirsay  ayaa xoolo iyo lacag u soo ururiyey maleeshiyaadka xooga ku qbsaday Tukaraq

28th March 2024  admin  Category :

Soomaaliya ma leedahay sharciga ciqaabta Khiyaano Qaran haddise ay leedahay maxaa loogu qaadi waayey danbiilayaasha gala?

Dal kasta oo ka mid ah caalamka, oo ka mid ah kuwa soo koraya ama kuwa horay u marayba waaxa ay  leeyihiin shaci lagu …