26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka gaashaandhiga SNM shaqadiisu ma inuu Tuugta gawaarida ka  soo dhacda Puntland ku   soo dhoweeyaa  Burco iyo Hargaysaa ? . Sawiraddii  madaxda SNM ay  ku wada galeen Dubai Isaaq ayeey wada ahaayeen . Saldhiga Berbera oo ay Imaaraadka siiyeen  oo looga hadlaayey shirkaas, wasiirka gashaandhigu SNM kama muuqan lagumana casumin shirkaas  . Dhamaan Shirarkii madaxda  SNM ay wada   galeen intii  Muuse biixi qabsaday  oo dhami  wada Isaaq bay ahaayeen . Ha ugu danbeeyee kii ay xalay galeen.

Ciise Xawar oo ku magcaaban wasiirka gaashaandhiga SNM, waa aqoonyahan dhalinyaro ah oo shaqo fiican ku haystay qurbaha, maanta hadduu iska casilo xilkaas SNM uu ugu magcaaban yahay  shaqo fiican ayuu ka  hali karaa  meel kasta oo uu aduunka ka mid ah  oo uu shaqo ka raadsado  , Sidaas awgeed waxaan kula talin lahayn Dhalan iyo Dhahar oo beesha Dubays ee Warsangeli  degtaa looma  kala qaybinayo sida Isaaq doonayaan   ee iska casil xilka aad u  hayso SNM . Isiminkii howshan ku soo  geshayna Isagana  warbaahinta ka canbaareey

1. Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka (Samaroon).
2. Mustafe Faarax Cali Aadan – Maareeye Ku-Xigeenka Hay’adda Waddooyinka-(Habar-Jeclo).
3. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada (Habar Jeclo).
4. Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada (Habar Awal -Sacad Muuse)
5. Maxamed Cali Bille Guuleed Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada(Sacad Muuse,Habar Awal).
6. Axmed Xasan Cigaal Sahal Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya (Habar Yoonis).
7. Maxamed Warsame Ducaale Ergayga Gaarka Ah Ee U Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay (Arab).
8. Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal) Safiir Ku-Xigeenka Somaliland U Fadhiya Itoobiya. (Habar Awal- Sacad Muuse)
9. Ayaanle Salaad Diiriye Safiir Ku-Xigeenka Somaliland U Fadhiya Dalka Kiiniya (Habar Jeclo).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*