Category Archives: ISAQLAND

12th May 2026 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

12th May 2026 admin
AUN. Gen.Mukhtaar Ahmed farax qoryood (Gaagaale) wuxuu ku shahiiday hadaf wayn oo waajib ina saaran ah dhamanteen waxanu dhimanayna geeri sharafle sida uu isagu inoo jiheyay ama waxan nolaanayna inaga oo xor ah

12th May 2026 admin
Abdirahman Abdi Abdullahi, 25, was sentenced May 8 in U.S. District Court in St. Paul to 180 months in prison and three years of supervised release, according to federal court records. U.S. District Judge Eric C. Tostrud also ordered him to pay a $100 special assessment. Restitution was deferred. Wiilkan oo lagu magacaabo Abdirahman Abdi […]
12th May 2026 admin
https://www.bing.com/ck/a?!&&p=847be891b33eed648319e14acfdac3ad55e134e2fc47b198b5698d2aacf29153JmltdHM9MTc3ODQ1NzYwMA&ptn=3&ver=2&hsh=4&fclid=2d980fab-7a43-60a8-3850-196a7b2861cd&psq=Abdirahman+Abdi+Abdullahi&u=a1aHR0cHM6Ly9lcGxvY2FsbmV3cy5vcmcvMjAyNi8wNS8xMS9lZGVuLXByYWlyaWUtbWFuLXNlbnRlbmNlZC10by0xNS15ZWFycy1mb3ItdG93bmhvbWUtYXJzb24v

12th May 2026 admin
Gudoomiye Tima cade oo sheegay in Siyaasiyiinta Daarood ee Madaxweyne Xasan la jooga ay dantooda eeganayaan , kuwaas oo ay ka mid yihiin RW Xamse, Xildhibaan Tima cade, Wasiir Fartaag, Xildhibaan Saynab, Wasiir Cali Xoosh , Wasiir Bidhan iyo Ina Diyaano

12th May 2026 admin
Ninkii haweeneydan dilay hilibkeedana xayawaanka siiyay oo lasoo xiray Booliska Federaalka Itoobiya ayaa sheegay in la qabtay eedeysane lagu tuhunsan yahay inuu dilay shaqaale ka tirsan Bangiga Ganacsiga Itoobiya faraca deegaanka Alaltuu. Aadde Adaanach Kumsaa, oo la tuhunsan yahay in si arxan darro ah loo dilay 15kii December 2025, isla markaana la waayay raadkeeda, ayay […]

12th May 2026 admin
Qoraal aad soo dhigtay barahaada-bulshada ayaa sabab u noqon kara xabsi aad gasho ama dhalashada oo lagaala noqdo Labadii bilood ee u dambaysay, tan iyo intii uu bilowday dagaalka Maraykanka-Israa’iil oo isku dhinac ah iyo Iiraan, dalalka gacanka ayaa xirayay oo dacwad kusoo oogayay ama tarxiilayay dadka lagu soo eedeeyo inay daabacayaan warbixinada loo arko […]







