Category Archives: ISAQLAND

6th June 2023 admin
La-taliyaha Madaxweynaha JFS oo kulan casho ah Muqdisho ugu sameeyey Isimada SSC Munaasabad ay ka soo qayb galeen wasiiro, mudanayaal ka tirsan labada gole ee baarlamaanka, isimo, gaarado, masuulyiin ka socday gobolka Banaadir, dhalinyaro, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munasabadaan oo casho sharaf ahayd ayaa waxaa lagu soo dhawaynayey isimada SSC ee ka yimid […]

6th June 2023 admin
Kulanka Baarlamaanka JFS oo looga dooday wax ka badalka Dastuurka KMG ah Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee Kalfadhiga 3-aad oo ay soo xaadireen 143 Xildhibaan. Ajendaha kulanka,ayaa ahaa soo gudbinta iyo Akhrinta Mooshinka wax ka bedelka kaabiska Dastuurka KMG […]

6th June 2023 admin
Madaxweyne ku xigeenka inaan magcaabo waa ku dhiiraday, anigoo ku dayeya kuwa uga soo horjeeda

6th June 2023 admin
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay war-murtiyeedkii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran iyo heshiiska ay ka gaareen hannaanka doorashooyinka

6th June 2023 admin
Maraykanka oo ka hadlay sababta uu u baajiyay tababarka ciidan ee Berbera Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababta loo baajiyay tababar ciidan oo la qorsheeyay in lagu qabto magaalo xeebeedka Berbera ee Somaliland. Tababarka ayaa qorshuhu ahaa in uu qabsoomo horraantii sanadkan iyada oo ay halkaas ku qaadan lahaayeen tababarka ciidamada Mareykanka […]

6th June 2023 admin
“Dagaalka Laascaanood Wuu ku Jabayaa Muuse Biixi. Sidaa waxa yidhi Faarax Macalin