26th July 2024  admin  Category :

Waa wada Isaaaq.  Sagaalka  xil uu magcaabay  sadex waa  Habar awal , sadex Habar jeclo ah, mid waa Habr yoonis ah, iyo mid Samaroon ah oo lagu qurxiyey. Ina Cali Koore iyo Marabida kale  waa niman la rabaystay oo  iyagu waxaa m arkaan, waxa lagu duubtay xadka ayaan soo xiraynaa

Waa marabbidii beesha Warsangeli ee horboodaysay maalintii gacanku dhiigle Muuse Biixi Hadaaftimo yimid. Maanta midkood kama shaqeeyo. Cali Buureed iyo Indhacse oo gacmaha taagaya ilaa hadda xilala looma magcaabin. Jiir Bulqaas isaguna weli waa haraadan yahy

Image result for marabida hadaaftimo

1. Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka (Samaroon).
2. Mustafe Faarax Cali Aadan – Maareeye Ku-Xigeenka Hay’adda Waddooyinka-(Habar-Jeclo).
3. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada (Habar Jeclo).
4. Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada (Habar Awal -Sacad Muuse)
5. Maxamed Cali Bille Guuleed Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada(Sacad Muuse,Habar Awal).
6. Axmed Xasan Cigaal Sahal Safiirka Somaliland U Fadhiya Itoobiya (Habar Yoonis).
7. Maxamed Warsame Ducaale Ergayga Gaarka Ah Ee U Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay (Arab).
8. Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal) Safiir Ku-Xigeenka Somaliland U Fadhiya Itoobiya. (Habar Awal- Sacad Muuse)
9. Ayaanle Salaad Diiriye Safiir Ku-Xigeenka Somaliland U Fadhiya Dalka Kiiniya (Habar Jeclo).

https://allsanaag.com/marabigani-ma-is-waydiiyey-ceerigaabo-yaa-ka-taliya/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*